Ardayda & Waalidka
Diiwaangeli ardayga (magac, da’, lacag, waalid) oo ka diiwaangeli xalqada ama fasalka ku habboon.
MAAMULKA DUGSIGA OO FUDUD
Nidaam maamul oo loogu talagalay Dugisyada iyo Macaahida — diiwaan, xuduur, imtixaanno, maaliyad iyo hawlaha guud meel keliya.
Web · Android · iOS (biraawsar) · Soomaali, English & العربية
Hawlaha dugsiga, hal meel.
Ardayda & Waalidka
Casharro & Xuduur
Lacagaha & Maaliyadda
Imtixaanaadka
Tusaale habka shaqada; ma aha xog toos ah.
DUGSIYADA IYO MACAAHIDDA ISTICMAALA DUGSI










01 / DUGSIYADA QURAANKA
Loogu talagalay xarumaha Qur’aanka iyo xalaqaadka xifdiga.
Diiwaangeli ardayga (magac, da’, lacag, waalid) oo ka diiwaangeli xalqada ama fasalka ku habboon.
Ku dalac qarashka ardayda, qabashada lacagaha, oo la soco kharashaadka sida korontada iyo mushaharka.
Diiwaangeli xuduurka maalinlaha ah iyo casharrada (horjeed, dareeris, subac), ogeysiisyada waalidka.
Deji shuruudaha imtixaanka Qur’aanka (tajwiid, fatxa…) oo dir natiijada waalidka.
Samee xalaqaad iyo fasallo, u qor macallin, oo diiwaan geli anshaxa iyo ogeysiisyada.
Maamul laamo badan — web iyo mobile app meel kasta.
02 / MACAAHIDDA
Isla nidaamka — heerarka hoose ilaa sare.
Deji Jadwal sanadeedka iyo teeramyada, maaddooyin, macallimiin, saacado xiisadeed iyo qolal.
Xuduur maalinle ama xiisadle, imtixaanno, qiimeyn iyo natiijooyin.
Qarash automatic, lacago la qaado, iyo kharashaadka dugsiga — meel keliya.
KA SHAQEE MEEL KASTA
Dooro qalabka ku habboon maalintaada.
Ka fur barnaamijka biraawsarka kombiyuutarkaaga ama taleefankaaga.
Fur barnaamijka webkaSi toos ah ugu soo dejiso APK-ga Android qalabkaaga, kadibna rakib barnaamijka.
Soo dejiso App-kaAndroid APK · Soo dejin toos ahKu isticmaal barnaamijka webka Safari ee iOS ama iPadOS. Ku gal akoonkaaga jira.
Ku fur iOSAdeegga biraawsarka · Uma baahnid App StoreBILOW MAAMULKA DUGSIGAAGA
Dugisyada iyo Macaahida — ama labadaba, hal nidaam.